Hirshabeelle oo sheegtay in Go’aanka Wasaaradda A. Gudaha uu ka hor imaanayo Dastuurka J.F.Somalia.

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa walaac ka miijiyay Go’aankii xalay kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dib u heshiinsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,kaasi oo lagu shaaciyay Habraaca Doorashooyinka dowlad Goboleedyada dalka ka jira.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Dastuurka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in Warqadii dowladda ka soo baxaday baal marsan tahay hanaan Federaalka,dowlad Wanaaga iyp dadajinta Nidaamka Dimoqraadiyada dalka.

Hirshabeelle ayaa sheegtay in Go’aankaas uu ka hor imaanayo Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

War-saxaafadeedka ka soo baxay maamulka Hirshabeelle:-