SHIRKII FASHILMAY EE SACUUDIGA AYKU YEESHEEN SOOMAALIYA IYO KENYA 1979

BISHII October 23, 1979, President Daniel Moi, wuxuu qaabilay wafdi ka socday Palestine Liberation Organisation (PLO) Yasser Arafat at State House, Nairobi.

Dowladda Sacuudiga oo markaas rabtay In ururka PLO ayka furtaan xafiiis Nairobi, arintaas waxaa aad uga hor yimid Israeli, hada waxaa la ogaaday sida uu sheegay safiirkii Mareykanka warqad uu qoray In President Moi la siiyay lacag gaareeysa 10 milyan doolar si uu u taageero qadiyada PLO.

President Moi waxaa uu ka codsanay Dowladda Sacuudiga In arimaha muran ee xudooda NFD ayka caawiso si Soomaaliya ugu tanaasusho murunka xuduuda ama NFD.

Dowladda Sacuudiga waxay casuumaad qarsoodi u dirtay President Moi iyo Present Siyad Bare, waxaana la dejiyay Sheraton Hotel in Taif, waxaana arinta masuul ka ahaa Boqor Fahad oo markaasi ahaa dhaxal suge Crown Prince, asagoo doonaayay inuu meeshaas ka soo saaro heshiis labada dal ee muranka dhulka ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya.

Pres. Moi iyo Pres. Siyad, marna ma aysan kulmin oo aan ka ahayn kulan casho, lakiin waxaa u kala dab qaadaayay Boqor Fahad oo markaasi ahaa dhaxal sugaha Bowornimada dalka Sacuudiga.

Pres. Moi wuxuu ku dhagey in Soomaaliya aysan sheeganin dhulka Kenya. Halka uu Pres. Siyad uu qabay In dadka ku nool NDF la siiyo xuriyad ay meesha ay doonaan ku raacaan.

“Moi demanded that Barre had to declare that his country had no territorial claims on Kenya. And Barre, though willing to renounce the claim, was pushing for “se It wasn’t, after Moi demanded that Barre had to declare that his country had no territorial claims on Kenya”

“And Barre, though willing to renounce the claim, was pushing for “self-determination” of Somalis in Kenya. The two, actually, never met officially and only met during a formal dinner”

Shirkiina meeshaas ayuu ku burburay.

Shalay iyo maanta

Sheikhnor Abucar Qasim