Waxa aan halkan uga tacsiyeynayaa guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaanna qoyskii iyo eheladii ay ka baxeen labada marxuum ee kala ah:-
1- Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa nin Qaranka
Soomaaliyeed u soo shaqeeyey oo hufnaa iyo
2- Axmed Cilmi Guure (Fanax) oo isna ahaa aqoonyahan oo qurba joogii Ku laabtay wadanka si ay ummadda ugu shaqeeyaan, Waxaa uu yimid Sweden.
Hadii aanu nahay bahda somaliweyn Sweden Waxaan Tacsi sidaas la mid ah u direysaa labadaas qof iyo inta kale oo Ku dhinatay qaraxaas ama Ku dhaawacmaray in ilahay janadii fardowso ka waraabiyo.
Waxa aan Alle uga baryayaa marxuumiinta in uu Jannadii ka waraabiyo, Aamiin