Dad iyo Dadnimo-Q.1aad

1-Somalidu isagama tagi jirin Haddii walaalkood uu ku dhaco Siriq Cadaw, wixii Shalay ka dhacay Garoonka Jomo Kemyatta, ee masuuliyiin hal Dal ka wada socdo Qaar yiraahdeen: Annigu Soomaali ma ihi ee i fasaxa, Passport –keeygii Reer Yurub waa kan, waxaana ii Dacwoonayo Safaaradeyda iyo Dalkeyga Yurubka ah .

Si uu habeenkaa Hotel u seexdo, walaalkiina uu u seexdo Kuraasta Madaarka. Waxa uu Hilmaamay in loo soo wada diray Howl Qaran Somaliyeed, oo eyna markaa ku jirin Safar Shaqsi ah.

Waxaan hubaa in Qurba joog badan oo Damiir Qarannimo lehi ey jiraan,oo aan marna aqbaleen in ey Cidleeyaan Dadka ey somaliya wada matalayaan, Dadkaa oo Somalinimana looga reebtay, wanaa taa Sababta aan mar hore u iri: Qurba joogo waa Labo, Qorbajoog Gacal ah iyo Mid Gafane ah .( F.S: 1aad)

Qore: Yahya Amir