Wasaaradda Qorsheynta oo soo saartay Warbixin Bileedka tusaha Sicirka Badeecadaha.

Muqdisho:- Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Warbixin Bileedka tusaha Sicirka Badeecadaha.

Halkaan hoose ka Akhriso Warbixinta Wasaaradda Qorsheynta XFS.

 

Warbixinta TSB Abriil 2019