Acmaal badan,Malakul jibriil ayaa naloogu Soo dhiibay, laakin Salaadda…

Cibaado badan iyo Acmaal badan, Malakul jibriil ayaa naloogu Soo dhiibay, Laakin Salaadda Nabigeenii Muxamed SCW ayaa toos loogu Soo dhiibay, habeenkii la dheelmiyay.Muhimadda fahan.

Kala sareeyn male Safafkeedu, (F.S:1aad). Wasiirkii caafimaadka, Maamulihii Isbitaalka iyo Taliyihii Ciidanka waxaa imaam u ah oo dushinayo waardiyihii Isbitaalka. Xuriyadaa iyo sinaantaa, ummadaha aan Muslimiinta aheyne ma qabaan?.

Maxamed Cali kalaay iyo kuwa kaleba, Allaah ayaa Ku Soo hanuuniyay Islaamka iyo Salaadda, iyaga oo Ku dhax nool Qooys iyo mujtamac Gaalo ah ( F.S:2aad)

Salaaddu meesheey kugu qabato ayaa lagu tukadaa, bad, baraf, jid, Guri, Masjid ( F.S: 3-10)

Waxaase aan fahmi waayay qolyaha isku dhafka ( F.S: 13aad) ALLA ha Soo toosiyo, Aakhiro Samaan, miyaa!!!!! Isku badnaaw, waa la isa Soo galay, aniga ilama qumana.

Bisha soon badi Salaadda, taraawiixdana ha moogaan, haddii colaad iyo cabsi jirto, Masaajidii ayaaba la isku gaadaahe, gurigaaga …. Allana hakaa Aqbalo. Aamiin

Qore: Yahya Amir