Xisbiyada Siyaasadda Oo Warmurtiyeed Degdeg Ah Soo Saaray

Xisbiyada siyaasada dalka ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoona ka wadahadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka uu marayp xilligaan, waxayna ugu dambeyn ka soo saareen qoraalkaan hoos ku qoran.