Xisbiyada siyaasadda oo kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho ka soo saaray bayaan

In Ka Badan 20-Xisbi Oo Ka Mid Ah Axzaabta Siyaasada Dalka Oo Maanta Shir Ku Yeeshay Xarunta Xisbiga Midnimo Qaran Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Ka Wada Hadlay Qodobo Dhowr Ah Dood iyo falaanqeyn kadibna xisbiyada waxa ay hoosta ka xariiqeen Qodobadan:-