Ogeysiis Muhiim ah: Daahfurka Madasha Samawadaag ee Magaalada Gothenburg Sweden

Ku : Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Götenburg iyo nawaaxigeeda.

Asalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakaatuhu
Salaanta barakaysan ka dib.
Gogoldhig:
– Hogaanka Madasha Samawadaag waxaa uu Ogeysiinayaa Bulshada Soomaaliyeed Ee Dagan Sweden gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Göteborg iyo nawaaxigeeda in la qaban doono kulan lagu daah furaayo Furitaanka Madasha Samawadaag,
Goobta: Januarigatan 2 Göteborg Sweden
Maalinta Sabtida
Taariikduna tahay 20/04/2019
Saacdda 16:00-20:00
Wixii faafaahin ah kala xidhiidh\xiriir
Fahma Mohmud: 0729455825
Yonis Khalif : 0739592780
 Mahadsanidiin