Ogeysiis: Musharax Abdullahi Hassan oo marti Ku ah Göteborg maalinta Axada

Dadweynha degen magaalada Göteborg Waxaa la ogeyiinaaya in ay ka soo qeyb galaan kulanka  Musharax Abdullahi Hassan oo marti Ku ah Göteborg maalinta Axada xaafada Bergsjön.

Abdullahi Hassan Dhaqaale oo u sharaxay Baarlamaanka Yurub bisha May, sii codkaaga

Codkaaga waa muhiim!

Taariikhdu ha qorto, qofkii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee ka mid noqda Baarlamaanka Yurub.. Sababteeda iyo saameynteedana ha yeesho Codkaaga.

Raad codeyntaadu ha muuqato.!!!

Kasoo kheeb gal wanaagsan xaflada musharax barlamaanka EU.

Xaflada oo dhici doonto 14 april oo ah maalin axad.

Goobta :Bergsjödalen 57 (Bergsjön). Saacada : 17.00.

G2In_19_1343_PDF_cropmarks_bleed_5mmpdf_cmyk_300_UnCoated (dragen)