Faafin deg deg ah: Dadka Soomaaliyeed ee joogo dalka Sudan

FAAFIN DEG DEG AH

Iyadoo la tixgalinayo xaaladda ka taagan dalka Suudaan, waxa ay ugu baaqeysaa Safaaradda JFS ee Khartoum guud ahaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkan in ay muujiyaan taxaddar dheeraad ah, ayna ka fogaadaan goobaha ay dadku isugu yimaadaan.

Wixii xaalad deg deg ah ee idin lasoo gudboonaata, fadlan nagala soo xiriira lambarrada hoos ku qoran:-
+249-966233354.
+249-967375947.

Khartuum, Abriil 11, 2019.

“DHAMMAAD”