Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay 3-Wasiir oo cusub.

Muqdisho:-Degreeto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay Wakaaladda SONNA ayaa lagu magaabay Sedex Wasiir kuwaas oo kala ah:-

Mudane Saalax Axmed Jaamac waxaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka

Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa waxaa loo magacaabay wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha.

Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh waxaa loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya.