JID-CUSUB, Falaqeynta GASO, GANUUN iyo GASIIN W/Q:- Dr, Cabdirashiid M. Ismaaciil

Jid-Cusub

Gaso, Ganuun iyo Gasiin, markaan buugan qacanta ku dhigay, erey kasteba waan dul istaagay. Dhowr daqiiqadood ayaan maanka ku ruxay, si wax uga soo baxaan. Haseyeeshee, waxba way ka soo dhiiqi wayday. Galka buugga qaybtiisa dambe ayaan u rogay, ishaan la raacay falaqaynta kooban ee buuga :

Halkan ka sii Akhriso