Furiinka ugu qaalisanaa dunida oo dhacay

Haweenayda la yiraahdo MacKenzie Bezoz ayaa shalay noqotay bilyaneerad kadib markii ninkeeda uu furiin ahaan usiiyay adduun dhan 35 bilyan oo doolar.

Lacagtan waxaa bixiyay ninkeeda oo ahaa ninka maanta dunida ugu taajirsan oo ah miilkaha shirkada Amazon, kaasoo haysta in ka badan 110 bilyan oo doolar.

Lacagtan la siiyay gabartan ayaa durbadiiba ka dhigtay haweeynayda sadexaad ee dunida ugu taajirsan iyo ofka 23-ad ee dunida ugu qanisan.

Haweyda maanta dunida ugu taajirsan ayaa hawenyda ninkeeda uu uga dhintay ee dhaxashay shirkda weyn ee L’Oreal pp la yiraahdo Francoise Bettencourt Meyers, tasoo haysata $53 billyan doolar. Hawnyda labaad ee dunida ugu taajirsn awaa Alice Walton, gabdha uu dhalay billyaneerka aassaasya Walmart. Wacay haysataa $44 billion oo doolar.