Maantana ma Faaizo Dhocob bay yiraahdeen waa Nin

Saaka anigoo ku soo wajahan Goobteyda shaqo ayaa askari iga dajiyay Bajaaj wuxuuna i dhahay waa lagaa shakiyay. Markiiba Saldhiga Bondheere ayaa la i geeyay Hal Saacadood waxaa la baarayay inaa ahay Nin

Waxee dhaheen Naag Ma tihid. Gabdhahii Saldhiga joogay markii la igu wareejiyay in ay I baaraan Koow Hanjabaad ayay igu bilaabeen Dharka siib.Ana waxaan iri ma siibayo baaritaan baa leedahay. Hadaad Wax iga garan waydo Dhaqtar hala doono oo i baara. Askari kale iyo Gabadh wax baarta waxay taagan yihiin ninka Cilaan ayaa u marsan.

Hal saac kadib ayagoo isku soo dad badsadeen ayaa oday Askari Saldhiga ka ah dhahay waa

Dumar waa u gafteen ee iska sii daaya.

Saakay Guriga Xaajigayga ka soo toosay. Saakana Nin baa tahay lala taagan yahay.

Aqoondarada Taal Xamar way noocya badan tahay

Xigasho Faiza Dhocob