Daawo: Gundhig Media ”Ra’iisul wasaare Kheyre Fadlan is casil…”

Qaar ka mid xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen in ay ku fashiltay Ammaanka dalka, islamarkaana loo baahan yahay in tilaabo deg deg ah la qaado.

Xildhibaanada qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in Ammaanka dalka uu faraha ka baxay, islamarkaana Shabaab waxa ay rabaan ay ka sameystaan Magaalada Muqdisho oo ah Caasimadda Soomaaliya.

Daawo Gundhig media oo ka soo diyaarisay warbixin Ku saabsan RW Kheyre Shalay iyo Maanta