Codsi Sharafeed


KU aabaha soomaaliyeed ahna madaxweynaha jamuuriyadda federaalka soomaaliya
mudane maxamed c/llaahi farma-ajo iyo hooyadda soomaaliyeed ahna marwada 1aad ee dalka seynab cabdi macallin marka hore asalaamu calee-ykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu salaan ka dib anigoo ah muwaadin soo-maliyeed kuna sugan dalkeyga hooyo waligiisna aan mèel kaga bixin waxaa maanta sharaf iyo farxad aan la soo koobi karin ii ah 100/% taariiqdana gali doonta in shaa allah iyadoo kasooni iyo gesinimaba ku dhehantahay inaan walidiinteyda qaranka
mudane aabe msxamed c/laahi farmaajo iyo marwo hooyo seynab cabdi maclin aan u soo dir saday codsi buuxa ,cudsigaasoo ah mid xambaarsan sharaf iyo karaamo waxaa ku kalsoonahay 100% in aan helayo jawaab dag dag ah oo buuxda ina farxad kalisa in shaa allah hadaba anigoo soo gobaya waxaan cod dheer iyo cod dhaxaba aan idinkaga codsanayaa waliddiindii qarankeygow aabe iyo hooyo inaad ila soo xiriirdaan marka ey idin soo gaarto farìindeyda ama aad maqashaan idinkoo igal a soo xiriiri kartaan,email-ladda hoos ku xusan .FG jawaabtiina waa farxad iyo guul waarta inshaa allaah
Byc/Raxmaanc/O nabadgalyowaarta@hotmail.com
nabadgalyowaarta@gmail.com