Qaramadda midoobay oo ka digtay qaraxyo ku soo wajahan Mogadishu

Digniin Qaraxyo.

Xafiiska Howlaha Qaramadda Midoobay ee Somalia u qaabilsan Ammaanka wuxuu faafinayaa Digniino la xiriiro suurtagalnimadda qaraxyo ka dhaca Muqdisho, kuwaasoo lala beegsan karo Hoteelo iyo goobo kale oo la isugu yimaado.

Weeraradan ayaa dhici kara Arbacadda Maanta ah, illaa iyo Sabti, waxaana ku jira Baabuurta Qaraxyadda ah mid Xamuul ah oo sida Qarax Tankiisu wayn yahay.

Illaa iyo 4 Gaari oo Qarax ah ayeey Digniintu sheegaysaa inay soo galeen Magaaladda Muqdisho, kuwaasoo la aaminsan yahay in lala beegsan doono Hoteelo aan la magacaabin.

UNDSS oo xogtan qaybinayay waxay sheegeen inaysan xaqiijin karin sax ahaanta Xogtan.
Khayr wax kaama dhimee, Shar u toog hay.