Tacsi Allaha u naxariisto Xawa Maxamed Aw Magan oo London Ku geeriyootay

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna. Dhamaan reer Dhiin waxey tacsi u dirayan Faadumo Haarun, La Jecel Haarun iyo Sacdiyo Haarun oo kala joogo London iyo Kismayo oo Hooyadood Eedo Xaawo Maxamed Aw Magan oo ku geeriyootay London UK 23.3.2019 Allaha naxariisto, qabrigana ha u wasiciyo Aamiin, samir iyo iiman