Mar waliba wuu dhoolacadeen jiray, wuxuuna i dhihi jiray wadankaaga ayaa kuu baahan, Maxaa u qaban kartaa???

Ingineer Maxamed Cabdi Kaariye ayaa ku geeriyooday qaraxii xalay ka dhacay Km4 ee baaburka kuxirnaa, wuxu aha Engineer xaalad adag wax kuso bartey wuxu kaso baxay jamacad ku taal wadanka Pakistan.

wuxu ahaa aaabe laba caruur ah leh
masuulne ka ahaa qoyska familkisa wuxu maaren jirey noloshoda wuxuna ugu jirey booska aabahod oo kale wey jeclayeen

Waxa ku noolnahay waddan la gumadayo shacabkisa lana ugaarsanyo dadka waxgalka u ah bulshada mana jirto cid ka warqabeso qoysaska iyo ubadka ay ka tageen halyeeyadas laxasuuqey

Gaariga qaraxa logu xirey aya saaid ugubtey mana helin caawinad dheeri ah sidas ayu ku geeriyodey walalken Mohamed Abdi kariye
Wuxu aha wiil aad uniyad fican mar walibane dhoola cadeyo fadlan aan ugu duceyno si niyad ah walaalken in Allah janatul firdows ugu abaal gudo yaa qaadir yaa casiis
Ahmaad Zawaaj