Faallo: Xagee wax ka khaldan yihiin

Xagee wax ka khadan yihiin?

Laba dood ayaa socota mushahaaro ciidanku waa qaateen Raysal wasaare khayre ayaa shacabka u sheegay.

Ciidankii waxay leeyihiin mushahaaro maqaadan muda dhan 4 bilood ah waxaan Goobaha dagaalka uga soo baxney xuquuq deenii waa weyney.

Waxaa wax lala yaabo ah Sanado kadib Al shabaab ayaa la Wareegay Degmada Mahadaay Ciidamadii degmadaasi ku sugnaa ayaa iskaga soo baxay, Sababa la xiriira Mishaar la aan heysata 4 Bilood.

arinkan wuxuu Markhaati ka yahay in xukumada Raysal wasaare khayre ku Fashilantey mashruuca dib u habeynta ciidanka xooga dalka.

Waa in xalsiyaasadeed arinkan Madaxweyne Farmaajo uu ku xaliyaa isagaa masuuliya saarantay.

Wasiir Beyle "Shaqaalaha dowladda iyo ciidamada Mushaar ayay wada qaataan, qof seddex mushaar qaadan jiray marka mid…

Posted by Dalsan TV on Wednesday, March 20, 2019

Xaqiiq

Posted by Hurfe Ghutaale on Wednesday, March 20, 2019