Taliyaha ciidamada xooga dalka Daahir Aadan Oo runta u sheegay Amisom

Mudo 28 sano ka dib waa marki u horeysay oo qof darajada intas le eg haystaa uu runta ka hadlo kuna dhiirado inu runta u sheego kuwa somalia uso shaqo tagay.

taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyed aya eed kulul u jeediyay ciidanka Amisom ee Somalia jooga asago yiri sidan.

Wuxuu sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay heystaa hub yaryar, balse ciidamada AMISOM ay maciin badaan inay gabaad ka dhigaan sida uu hadalka u dhigay taliyaha ciidamada xooga dalka Daahir Aadan Cilmi.

Waxaa uu xusay in dhaqaale ahaan ay Ciidamada AMISOM aad uga mushaar badanyihiin kuwa Soomaalida laakiin marka ay dagaal gaarto Ciidamada Soomaalida ay ku horreeyaan goobaha dagaalka dhimashada iyaga ku dhacdo.

Indha-qarshe ayaa yiri: “Ciidanka AMISOM ee kun kunka qaata, waxaa ay iyaga oo Taangiyo saaran daba socdaan Askarteenna oo ka hub iyo qalab yar”.

Fariin u reeb taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyed.