Yaa ka dambeeya Mashruuca Kufsiga!!

Somalia waa Ka dhici jiray, kufsi Anshax xumo ah iyo Saqiira suujis. Lakin Muddo dheer kadib ayuu hal mar dhici jiray.

((Hadda waxaa Shaki i galiyay in hal Bil gudaheed, 10 kufsi Ka badan ay dhacaan)).

Dhowr bil Ka hor Haweeney 85 jir ah ayaa Sh/ dhexe lagu kufsaday.

Bishaan oo kaliya waxaa Saqiiro lagu kufsaday Galguduud, Mudug, Bari, Nugaal, Sanaag, Mogadishu, Hiraan ayaa la leeyahay Macallin Dugsi ayaa Saqiir kufsaday.
Ma olole Ardayda loogu diyaarinayaa in eynan aadin Dugsiyada Quraankaa?. Ma Olole Dadka lagu cabsi galinayaa?. Yaa wado Mashruuca?

Hadda waxaa ey Maree in Gabdhaha Saqiiradaa la kufsado, Haddii ey Saan Ku sii socoto, waxaa xigi doono wajiga Labaad ee Mashruuca, waxaa Ku xigi doono in Wiilasha la kufsado, waxaana Ku sii xigi Doono in Odayaasha la kufsado!!!!!!.

War ha la iska hubiyo Mashruucaan, ama hala diyaarsado Qalabka Ka hor tagga Kufsiga, Rag & Dumar, Furayaashana Guriga ha looga Soo tagto. ( F.S: 1 & 2aad)

Waa shakiyay….Ha fududeysan Mashruuca Kufsiga.

ALLA ha Naga qabto, inta xumaan Nala damacsan.

Qore: Yahya Amir.