Xildhibaan Zekeriye oo sheegay in la gaaray wakhtigii Alshabaan lala hadli lahaa

Xildhibaan Zakariye oo arrimo badan ka hadlay.

Xildhibaanka oo sheegay in la gaaray wakhtigii Alshabaan lala hadli lahaa, dowlada Waa ka arkaan weyday al-Shabaab, alshabaabna way ka adkaan wacday dowladda marka sooma haboona in meel la wada fadhiisto oo laga wada hadlo armaha ummadda Soomaaliyeed, cid cid ka raaysay ma aragno Waa in ummadda loo turaa sidaas ayuu sheegay Xildhibaanka oo ka haday waxyaabo badan.