Madaxweynaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Wadanka Imaaraatka Carabta

Wefti uu hogaaminayo madaxweynaha Somaliland oo maanta safar ku tegay dalka Imaaraadka Carabta ayaa caawa fiidkii waxay gaadheen magaaladda Dubai.

Waxaana weftiga madaxweynaha Somaliland halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay madax iyo masuuliyiin ka tirsan dawladda isu-taga Imaaraadka Carabta.