Madaxdeenu haday sidaa shacbigooda ula dhaqmi lahaayeen!!!. =Daawo Wacdigaan

Nabi Maxamed (CSW) wuxuu ahaa hogaamiye baahida afraada mujtamaciisa ka warhaya, khaastana kuwoooda aan cidina aanay danaynin.

Fadlan daawo qisadan asxaabiga Julaybiib oo tusaale u ah sida la doonayo in ay madaxdu uga war hayaan shacabkooda

Mahadsanidn

Said Ali Ahmed
Ottawa