Daawo: Duqii Hore Cade Gaabow ”Sidaan nolol ma’aha, dadka Xamar Canshuurta Waa joojinaayaa, Shabaabne meel aan saareynaa…”

Waa wareysi uu uga helaayo dhibaatada ka jirta magaalada Mogadishu iyo xaqa ka maqan dadka degen caasimadda Soomaaliya.

Gudoomiyihii hore oo ugu baaqay dadweynaha degen Xamar in ay hurdada ka kacaan oo ay shir degdeg iskuugu timaadaan oo ka tashadaan iyo aan qax la gelin iyo dhibaato hor hel.