Dowladda Kenya oo Warsaxafadeed ka soo saartay Qaraxyadii iyo Weerarkii Muqdisho.

Iyadoo uu jiro Khilaaf xooggan oo ka dhex taagan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Dowlada Kenya Dowlada Soomaaliya uga tacsiyeysey weerarkii Alshabaab ka gaysteen Muqdisho.

War saxaafadeedka waxaa lagu yiri ”Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska Soomaaliyeed ee weerarka argagixisada ay kaga geeriyoodeen kuwii ay jeclaayeen , dagaalkoodu a waa mid caalami ah oo u baahan iskaashi buuxa”