28 C
Mogadishu
Monday, September 21, 2020
Home Wararka Xubno ka tirsan maamulka Hiiraan oo looga yeeray Jowhar

Xubno ka tirsan maamulka Hiiraan oo looga yeeray Jowhar

Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle Maxamed Cali Caadle ayaa la sheegay in uu amray xubnahaasi in ay si degdeg ah ku yimaadaan M/Jowhar ee xarunta maamulkaasi.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in wax laga weyn diin doono xiisada ka taagan Baladweyne, gaar ahaan Gargaarkii lagu musuq-maasuqay magaaladaasi.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa, xilli shalay banaanbax ka dhan ah musuqaasi uu ka dhacay gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.