Ar Somalidu Sakhisanaa (Gacan furanaa) !!!

Dollar qaate, dooni meyno haddii Nala siiyo diidi meyno (F.S: 1aad).

Sakhi, Haddii Nala salaamo, Kaluun Fud, shiino qaado. ( F.S:2aad)

Sakhi, Haddii Nala salaamo, Shidaal Fud, Adigu qaado. (F.S: 3aad)

Kii nala lahaa oo Ka baahanna waa kaan. (F.S: 4aad)

Geeriduna waa ku sugee, yeeyna kula fogaan, waxaa dhici karta in Neefta aad hadda neefsanee ey kuugu dambeeyay, ha sugi weyn waa la hubaa in aad dhimanee.(F.S:5aad).

Waa iga waano Nafteeyda & Taadaba aan xasuusinayo, iga raalli noqo haddaan Ku khaldanahay.

Alloow, khaatumo khayr leh.

Qore: Yahya Amir