Nin hubeysan oo dhowr qof ku dilay Magaalada Cadaado

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa soo sheegaya in qof ka mid ahaa dadka lagu xanaaneyn jirat xaruntaas baxsadayna maalma ka hor in uu maanta ku soo laabatay xarunta isaga oo hubaysan isla markaana uu toogtay mid ka mid ah ilaalada xarunta

Ciidamada amaanka oo gaaray xarunta la weeraray ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen qofkii ka dambeeyay weerarka uu ku dhintay Maamulihii xaruntaas,waxaa kale oo la sheegay in Cisbitaalka Magaalada la dhigay mid ka mid ah ilaalada xarunta oo dhaawac culus oo gaaray.

Magaalada Cadaado ayaa soo sheegaya in qof ka mid ahaa dadka lagu xanaaneyn jirat xaruntaas baxsadayna maalma ka hor in uu maanta ku soo laabatay xarunta isaga oo hubaysan isla markaana uu toogtay mid ka mid ah ilaalada xarunta.