Muwaadin Somali ah oo Lagu dilay Britain iyo meydka nin kale oo Somali ah oo la helay

Marxuum la oran jirey Siid Cali Maxamed oo 16-jir ah ayaa waxaa uu u geeriyooday dhaawac Tooreey oo lagu dhuftay Isbuucii hore, isago odhowr maalmood ku jiray Isbitaalka, isagoo miyir beelsanaa ama Koma ku jiray.

Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay qabteen 2 qof o olagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen falkaasi oo ka dhacay magaalladda  Birmingham ee dalkaasi.

Marxuumka geeriyooday waxay isaga iyo qoyskiisa u qaxeen dalka Britain si ay nolol fiican uga helaan.