25.3 C
Mogadishu
Wednesday, September 29, 2021
Home Wararka Jamaacaddaha ku yaalla Somaliland oo Amar lagu soo rogay

Jamaacaddaha ku yaalla Somaliland oo Amar lagu soo rogay

War kasoo baxay guddida tacliinta sare ee somaliland ayaa lagu soo bandhigay shuruudo laga rabo inay fuliyaan jaamacadaha iyo kuliyadaha waxbarasho shuruudahaas oo u dhignaa sidan:

  1. Waxa la farayaa dhamaan masuuliyiinta maamula jaamacadaha iyo kuliyadaha tacliinta in ay ka fogaadaan wax kasta oo dhaawac keeni kara, waajibaadka qarankana meel looga soo wada jeesto.
  2. Dhamaan jaamacadaha iyo kuliyadaha ay dhiganayeen ardayda magacyadooda la soo gudbiyo guddiga.
  3. Waxa la farayaa in jaamacad kastaaba ay ku talaabsato inay fuliso talaabooyinka guddid saareen.
  4. Komishanku waxa uu farayaa hay’addaha ku hawlan bixinta tacliinta sare inaanay bilaabi waxbarasho oo cusub ilaa komishanku ansixiyo isla markaana uu ogaado inuu dalka anfa uu dhigayo qodobka 4aad ee adeegsiga xeerka.
  5. In loo ogolaado kuliyada caafimaadka qof sita Grade D halka aan jaamacadaha laga ogoleyn  Grade E.