Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray dhismayaal cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray Dhismayaasha loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan qaar kamid ah Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Dhimayaashan oo loo dhisay qaab casri ah ayaa waxaa ku shaqayn doona Wasaaradaha wax soo saarka leh kuwaas oo kal hore ku shaqaynayay Xarumo kale balse hada kadib halkan ka bilaabi doona Adeegyadii ay Bulshada u hayeen.