Madaxwaynaha KGS oo dhameystiray Gollahiisa Wasiirada (Akhriso)

Madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa magacaabay wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno, sida ku cad qoraal kasoo baxay xafiiskiisa.