Aadan Bare Ducaale ” Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ka Meyro wixii ku soo marey”

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kula kulmay xafiiskiisa Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ee Magaalada Nairobi Dalka Kenya.

Aadan Bare Ducaale ayaa kal hore hor istaagay kulan la filayay Bartamihii Sanadkii Hore uu ku qaban lahaa Candiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Magaaladda Nairobi taasoo uu kala hadli lahaa taageerayaashiisa hase yeeshee maanta waa ka duwanaa wixii la soo marey kulankooda wuxuu ku dhamaadey Dhoola Cadeyn, farxad iyo reyn reyn waxay arrintu ku biya Shubatey Cabdiraxmaan ka mayro wixii ku soo marey.