Dhageyso: Barnaamijka horumarinta afka iyo hiddaha dhaqanka Soomaaliyeed iyo Idaacada Somaliweyn Gothenburg Sweden

Sida lawada ogsoon yahay ummad waliba waxay lee dahay hiddo iyo dhaqan soo jireen ah waana tan ay ku kala duwan yihiin dadyowga caalamku marka laga soo tago diimaha

-Hadaba waa maxay erayga hido iyo dhaqan?
-Hiddo iyo dhaqan waa eray saameeya camalka bini’aadmiga af iyo adinba waana wax la iska dhaxlo oo jiilba jiil udhiiibo
-Marka aan fahan sanahay ereyga hido iyo dhaqan
—Su’aasha inoo taal baa ah waa maxay hiddaha iyo dhaqanka soomaliyeed.
—Hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed waa mid aad u facwayn
— Kuna salaysan nolosha bulshada soomaliyeed
— Kaasoo ka qayb qaata shaykasta oo ummuhiima ah noolaashaha bulshadda
[ ] Sida dhaqashada xoolaha
[ ] Falashada beeraha
[ ] Samynta iyo dhismaha aqal soomaaliga
[ ] Isticmaalka iyo samynta maacuunta
[ ] Xidhashada dharka
[ ] Ciyaaraha oo iyaguna ka qaadta qayb wayn is dhexgalka bulshada
[ ] Heesah iyo gabayada oo ka qayb qaata hawsha ,haasawaha iyo dhiirigalinta.

Barnaamijkaan Waxaa inoo daadhineyso ama inoo soo diyaarisay Abwaanada da’da yar Abwaano Muno.

Halkan ka Dhageyso