Daawo WAR DEG DEG: Madaxii Shirkadda DP World ee Boosaaso oo la toogtay

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa goor dhow lagu dilay Madaxii Shirkadda DP World ee qeybta Puntland, taasoo ku howlaneyd dhismaha dekedda Magalada Boosaaso.

Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen Saraakiisha Ammaanka ninka la dilay ayaa Mas’uul ka ahaa Shirkladda PD World iyo P&O, waxaana lagu Magacaabi jiray Paul Anthony Fermosa.

Wali Faahfaahin lagama bixin qaabka uu dilkiiso u dhacay.

Halkan ka Daawo warbixinta dilka

Toos

Maareyihii Dekadda Bosaso ee P&O Port Poul qabkee ayaa loo dilay?

Posted by Dalmar Media on Monday, February 4, 2019