Dhageyso: Cali Macalin Muuse ”Waxaan idiin sheegaayaa dadka qurbojoogta ah oo dalka idiin imaanaayo waa kuwo qasaaray…”

Waxaa noo suurta gashay in aan khadka telefanka ku wareysano Cali Maclin Muuse oo degen wadanka Mareykanka, oo ah aqoonyahan dhigta mid ka mid ah jaamacadaha dalka Mareykanka, kana soo jeedo dalka u dhashay dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa uu aad ugu hadlay sida ugu haboon ee loo hormarin karo gobolkaas.

Cali Macalin oo aad uga hadlay dadka qurbajooga ah oo hadane u aadaayo Soomaaliya si ay wadanka maamul uga qabtaan waxaa leeyahay in ay fiican tahay in aad iyo aad laga fiirsado, sababta uu arintaasina u leeyahay wuxuu ku sababebeeyey in dadkaas oo qurbaha ka yimid intooda badan ay yihiin kuwa qasaaray oo la qabsan waayey wadamadii ay degaanaayeen, iskana dhigaayo dad wax u qaban kara dalkoodii hooyo laakin ay arinta tahay in ay u yimaadaan kuwo wax dhacaayo ama si xun sax u isticmaalaayo, waxaa uu leeyahay aqoonyahayn in dadkaasi si fiican looga fiiirsado.

Waxaa kale oo uu ka hadlay arinka Hirshabeele, wareysiga oo dheeraaya waxaad kaga bogon kartiin adigoo halka house ka dhageysta.

Halkan Ka Dhageyso