DAAWO: majaajillo qosolka kaa guri doonta iyo wixii ka dhacay qalin jebin jaamacadeed

Majaajiliiste Axmed Ugaas ayaa sameeyay majaajillo uu ka sameeyay arday ka qalin jebisay jaamacad cusub iyo kulliyadaha ay ku taqasuseen ardaydii ka baxday dufcadda koowaad ee jaamacadaasi.

Jaamacadaan oo lagu magacaabo Jaamacadda Indha caddeys University, wuxuuna majaajiliistaha soo qaadanayaan shaqsiyaad caan ka ah baraha bulshada ku xiriirto, siyaasiyiin, fannaaniin iyo weriyeyaal ka mid ahaa jaamacadaasi.

Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur ayaa ka mid ah ardayda ka qalin jebisay foculty-ga lagu magacaabo “Waa la i soo weeraray”, hase yeeshee Dabacasar ayaa jaamacadda laga eriyay, kaddib markii looga eriyay jaamacadda akhlaaqdiisa oo aan wanaagsaneyn.