Waxaa jira Qorshayaal badan Oo Qarsoon,Balse Dhowaan Soo Ifbixi doona!!!.

General Tigabu Yilma Wondimhunegn oo u dhashay dalka Ethiopia ayaa loo magacaabay taliyaha ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM.

Xiligi Madaxwyene Xassan Sh ayaa Ethiopia shuruud ku xirtay inay Qabato Jagada Taliska AMISOM Ee Xaruntiisu tahay Muqdisho Balse Waxa la sheegay inay Ethiopia Codsaday in Hal Guuto Oo ciidanka Ethiopian ah ay keensadeen Magaalada Muqdisho balse Madaxeyenhi Xiligaas mudana Hassan Sheikh ayaa ku gacan sayray Dalabkaas, iyaguna waxay diideen hadii aan loo fulin ujeedkooda inaysan qaban doonin Jagadaas.

Ethiopia oo la ogaa waxay Muqdisho iyo Koonfurta ka geysteen ayay ugu cuntami weyday MW xiligaas inuu aqbalo Goaan dhawaci kara Xiriirka dowlada iyo Bulshada Muqdisho.

Maanta maxaa isbedelay Mar hadii Ethiopia ogaaatay inay jagadii qabato Hogaanka ciidanka AMISOM,? Waxay u badan tahay in MW Farmaajo aqabalay dalab koodi dhowaana la arki doono tilaabada xigta Ee Uu qaado Taliska Cusubi,

Adiga maxay kula tahay?