Chelsea iyo Manchester United oo qoorta la isku galiyay…..(Arag isku aadka wareega 5-aad

ee Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 5-aad ee FA Cup iyadoona qoorta la isku galiyay kooxaha waa wayn ee Chelsea iyo Manchester United.

Blues ayaa marti galin doonta Red Devils iyagoona markale la isku aadiyay kaddib Final kii tartankan ee kal ciyaareedkii tagay.

Chelsea ayaa garaacday Man United Finalka koobkan ee sanadkii tagay.

Man City ayaa la ciyaari doonta cidii ka soo baxda Middlesbrough/Newport County.

ARAG ISKU AADKA:

Bristol City v Shrewsbury/Wolves

AFC Wimbledon v Millwall

Doncaster Rovers v Crystal Palace

Middlesbrough/Newport County v Manchester City

Chelsea v Manchester United

Swansea City v Barnet/Brentford

Portsmouth/QPR v Watford

Brighton/West Brom v Derby County