Xafaladda Caleemasaarka Madaxweyne Deni oo la soo gaba gabeeyey

Xafaladda caleemasaarka oo ay kasoo qayb galeen madaxda Qaranka, madaxdii hore ee Qaranka, madaxda Maamul gobaleedyada, beesha caalamka iyo marti sharaf kale oo badan ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Garowe oo caasimadda Puntland.

Ugu dambeeyn xafladda waxaa ka hadlay madaxweynaha Jamhuuriadda Federaalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Qudbadii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Posted by Universal Somali TV on Saturday, January 26, 2019

Qudbada Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Posted by Universal Somali TV on Saturday, January 26, 2019

Qudbadii Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Ee Caleemasaarka Madaxweynaha Puntland

Posted by Universal Somali TV on Saturday, January 26, 2019

Qudbadii Madaxweynaha Jubaland Uuka Jeediyay Caleemasaarka Madaxweynaha Puntlan

Posted by Universal Somali TV on Saturday, January 26, 2019