WAREYSI:-Prof Yahya Sh.Caamir ”Bankiga dhexe guddoomiye ka ma noqon karo qof Ajnabi..”+Daawo

WAREYSI:-Prof Yahya Sh.Caamir”Bankiga dhexe guddoomiye kama noqon karo qof Ajnabi ah,Ajnabiga hadda guddomiyaha ka noqon rabana wuxuu ku taqasusay Suugaanta Ingriiska halkanna hees iyo dhaqan loogama baahna,Sido kale Nigel Roberts horay ayaa looga soo Cayriyey Bankiga adduunka laakin wuxuu sheegtaa inuu ka ruqseystay,

Saaxiibo badan ayaa igu qalqaaliyey in aan u tartamo balse sanad ka hor ayaan maqlay in qof Ajnabi ah loo rabo booska sidaas ayaana uga tanaasulay tartankii aan jagadaas u gali lahaa”

Dalsan TV

WAREYSI:-Prof Yahya Sh.Caamir”Bankiga dhexe guddoomiye kama noqonkaro qof ajnabi ah,Ajnabiga hadda guddomiyaha ka noqon rabana wuxuu ku taqasusay Suugaanta Ingriiska halkanna hees iyo dhaqan loogama baahna,Sido kale Nigel Roberts horay ayaa looga soo Cayriyey Bankiga adduunka laakin wuxuu sheegtaa inuu ka ruqseystay,Saaxiibo badan ayaa igu qalqaaliyey in aan u tartamo balse sanad ka hor ayaan maqlay in qof Ajnabi ah loo rabo booska sidaas ayaana uga tanaasulay tartankii aan jagadaas u gali lahaa”DalsanTV

Posted by Mohamud Tooxow on Saturday, January 12, 2019