Daawo: Rabshado aad u farabadan oo wali ka soconaaya Dalka Suudaan. Diyaarintii Bashiir Jiilaal Barrow

Kumanaan dadweyne ah ayaa waxay isku soo baxeen caasamadda dalka Sudaan ee magaaladda Khartum, dadkan ayaa waxaa ay ka soo hor jeedaan sicirbarar ka dhashay shidaalka gadiidka iyo roodhiga oo ah cunada dadka shacabka reer suudan ay aad u isticmaalaan.

Ardayda jamacadaha ee wax kabarta dalka Sudaan ayaa waxaa ay ka soo horjedaan mamulka madaxweynaha dalka Suudan Cumar Xasan Allabashiir.

Rabashadahan ka socda dalka Sudaan ayaa sii laxaadsaday aydoona rabashadaahasina ay ka dhasheen dhimasho iyo dhawac dad shacab ah.

Heyada qaramada midoobay ayaa waxaa ay cambaareysay rabshadaha ka socdo dalka Sudan.

Dhanka kale waxaa la sheegayaa in rabshadaha ay ku geeriyodeen dad ku dhowad garaya 19 toban lakiin lamaha kale ee caafimadka ah ayaa waxaa ay soo tabinayaan in ay dhimashadu in taasi kabadan tahay muqalo lagasoo dubay gobaha ay kasocdan rabshadahaasi ayaa waxaa ay ahaayeen kuwa argagaxleh leh waxaan lugu baahinayay baraha bulshada shacabka Sudaan oo isku soo baxen ayaa waxaa ay isku garaacayen labada sacab ayagoona dhahayaan waxaan rabnaa isbadal mudo dheer ayaa ayaa xukunka ku fadhisay Cumar xasan Albashir wuxuu xukunka ku qabsaday af-gembi sannadkii 1989, ilaa haatanna sidii buu hogaanka u haja, waxaa lagu eedeeyaa inuu caburiyo mucaaradka iyo warbaahinta, arrintaas oo mudaharaaddo aan sidaa u waynayni ka dhasheen sannadihii u dambeeyay.