Daawo: Aqoon Yahan Maxamed Caalim oo ka hadlay howsha hortaal Madaxweyanaha cusub ee Puntland Deni

Aqoonyahan Maxamed Axmed Caalim oo si dhow ula socda xaaladda dalka iyo isbedellada siyaasadeed ee dalka ka dhacaya ayaa faahfaahin ka bixiyay doorashadii ka dhacday magaalada Garowe ee lagu doortay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, wuxuuna ka hadlay aqoonta uu u leeyahay Madaxweynaha cusub iyo guud ahaan xaaladda dalka.