Madaxweynaha Dalka Sudan Ayaa sheegay in dowladda Ingriiska fara gelin Ku hayso Sudan

Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Al Bashiir ayaa sheegay in arimaha suudaan ay fara gilin qaawan ku sameysay Safiirkii Uk u fadhiyay Suudaan, Sidoo kale Ergaygii QM u Qaabilsanaa Suudaan waxa u yiri waan burinay labadaba, dhanka  kale Golaha Amaanka ee QM waxa uu soo saaray Qaraar uu ku fara galinayo Arimaha Suudaan isagana Waan Jeexnay.

Dal kasta aya xaq u leh in aan la faragashan madaxbanaanidda iyo midnimadda shacabkiisa.

Fiiro gaar ah aynu uyeelano hadaba  Maxaa diidayaa xukumada soomaliya uu madaxweynaha u kahay Maxmed Cabdulaahi Farmaajo iyo ra’isalwasare Kheyre in ay is Hortagan wax waliba qaranimada soomaliya  hoos udhigayo

Hadaba waxaa haboon in mucaradnimada iyo xukun radsuga  iyo jiritanka qarnimada soomaliya, in laka lasaaro qarmada midowbay  dowladaha ay Soo burburiyen ee islamka ah  ilaa iyo hada uma ay hayaan xal nabaded, kacdoonkq Sudan waxaa ay daba joogaa   safarkii lama filanka ahaa madaxweyne cumar xasan all bashiir uu kutagay turkiga uuna lakulmay dhigiisa arduqaan iyo malgashiga shinaha ay kawadan  dalka Sudan.

Waxaana  ardayda dalka suudan Soo abaabulay, kooxo yar oo cada qatayaal ah oo aan marnaba  u jedin dhulkooda hodanka ah oo rabi ku maneystay qeyradka bada iyo  bariga   Kacdoonkq ardayda jamacadaha dalka  sudaan .ay wadaan ayaa waxaa ay noqotay mid siilqba jibarmatay  in kosto magaalooyin dhowr ah ay rabashadaha ay ku sifideen sida magalada. Labad ee dalka sudaan ee Umadurman iyo casimada sudaan ee Khartum kacdonkani  wxaaa uu sameyn. Ku yeeshtay ardayda soomalida ah ee ku sugan dalka Suudaan , qaranimada midoobay ama besha calmaka. 

Waa in Ay sharafta ijiritaanka qaranimada dalkasta  uu leyahay Waa in Ay dhowwtaa ayadoona luguwada jira herarka calamiga  mana ahan shaqsiyad danohooda in Ay lassaftaan Kuna bur Buriyam qaran dhisan oo qima badan.  Mar waliba Waxaa Ay guusha xiktaa muwadinka dhabta ah.  Kana danqanaya dhibta dalkiisa    U soo habeyn dhaxeysa  Qaraha muqalkan 

W/Q/ bashiir jiidaal