Xildhibaan Kabtan Mooge ” Dhibaatada Hirshabeele waxaa looga bixi karaa…”

Xildhibaan Kabtan Mooge oo nagu soo booqday Istuudiyadaha cidaacadda Radiga Somaliweyn ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaan waxaan ku wareysanay sida loo hormarin lahaa iyo dhibaatada jirta sidii looga gudbi lahaa sida hadii ay ahaan lahaayeen xagga amaanka ama dhaqaalaha.

Xildhibaanka oo warbixin dheer nooga hadlay ayaa wuxuu aad ugu nuuxnuuxsatay in Hirshabeele u baahan tahay taageero fara badan mid gudaha ama ama mid dibadeedba loogana baahan yahay in ay dhisaan dadka u dhashay gobolkaas, wuxuu hadalkiisii ku soo koobay dal dakiisa ayaa dhista.

Waxaysigan waxaa inoo soo diyaariyey soona qaaday Wariye Yoonis Khaliif

Halkan ka dhageyso