Inaan lilaahi, Waxaa xalay geeriyootay Ayeeyo Caasho

Inaa Lilaah wa Inaa Ileeyhi raajicuun!

Illaahey ha u naxariisto ayeeydo Caasho Sheekh Cilmi Barkhadle, oo xalay ku geeriyootay isbitaalka Sahlgrenska ee magaaladda Gothenburg ee dalka Sweden.

Rabbi waxaan uga baryeynaa in qabrigeeda u waasiciyo, korkeedana ka dhowro cadaabul qabri iyo aakhira, kitaabkeeda middagtana ha ka siiyo. Aameen Aameen Aameen!

Walaalayaal ugu soo duceeya Ikraam Cali Kaar ayeeydeeda in Alle siiyo naxaristiisa gaarka ah.

Anagane hadii aanu nahay bahda somaliweyn Waxaan ilaaheey uga baryeynaanaa inuu janadii fardowso ugu bishaareeyo, Aamiin Aamiin…::::

Dhmaan Bahda Saxaafadda, Bahda Qorayaasha Soomaaliyeed iyo Bahda Spoortiga magaalada Gothenburg Waxay Tacsi u Dirayaan Ikraam Cali Kaar oo ayeeydeed Alaha ha u Naxariistee Caasho Sheekh Cilmi Barkhadle oo Xaley ku Geeriyoodey Magaalada Sweden waxay leeyihiin Samir iyo Iimaan Isagana Janadii Fardowso Allaha ka waraabiyo Aaamiin…. Aaaamiin