Bashiir Jiilaal oo aan ka wareysanay Qaraxii lagu dilay wariye Cawil Daahir

Barnaamijka Dhacdooyinka todobaadka ee radio Somaliweyn ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa waxaa uu ka hadlay dhacdadii lagu dilay wariyahii telefishinka Universal ee magaalada Mogadishu Allaha u naxariistee Cawil Daahir Salaad.

Wariyaha wuxuu ku dhintay qarax ismiidaamin ahaa oo ay sheegteen argagixisada Al-Shabaab, halkaas oo ay ku dhinteen dad kale oo fara badan, ayaan waxaan ka wareysanay wariye madaxbanaan Bashiir Jiilaal Barow oo haatan degen dalka Holland, kaasi oo horey ay ula soo shaqeeyey wariye Cawil Daahir Salaad.

Waresygan waxaa inoo soo qaaday soona diyaariyey wariye Yoonis Khaliif .

Wareysiga sidatan ayuu u dhacay